11th May 2026 admin Category :
Wasaaradda arrimaha gudaha, federalka & dimuquraadiyeynta Dowladda Puntland ayaa War-saxaafadeed ay soo saartay uga digtay in Dowladda Federaalku faragaliso doorashooyinka Jubbaland iyo Galmudug.