29th March 2024  admin  Category :

Maamulka Puntland ayaa shalay baajiyey kullan uu Wasiirka Qorsheeynta ee Federaalka Jamaal Maxamed iyo xubno kalle oo ka tirsan dawladda ay ku qaban lahaayeen Jaamacada PSU ee Garoowe.

Baajinta kullankaas ayaa maamulka Puntland ay ku sababeeyeen xiriirka ay u jareen dawladda federaalka darteed aysan macquul aheen in shir iyo wax la mid ah ay ku qabtaa deegaanada Puntland cid ka socota dawladda federaalka waqtigan la joogo iyada oo aan la xallin qillaafka jira.

Maamulada ka jira dalka ayaa ku eedeeyay dawladda federaalka arrimo badan oo ay ka mid ah yihiin dhaqaalaha dawladda federaalka ay hesho oo aan iyaga wax laga siin iyo faragellin joogta oo ay dawladda ku heeyso maamulada ka jira dalka.

Allsanaag.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*