26th April 2024  admin  Category :

Maamulka Puntland oo ka aamusan ururka xag jirka ah ee Heritage ee loo samaystay burburka Puntland

Maamulka Puntland, oo Odayaasha Harti ee Ku shira degaanada Puntland ee ka hor yimaada Maamulka ama amniga khal khal gelinaya aan u daahin inay xabsiga dhigaan , ayaa hadda aan ka hadlin ama ka amusan ururada loo samaystay inay Burburiyaan maamulka Puntland sida Ururka xag jirka ah ee Heritage.

Sidoo kale maamulka Puntland ee hadda jira waxay ka aamuseen Guddiga xaaraanta ah ee madaxweyne Farmaajo uu dhowaan u magcaabay wada hadalada isaga oo aan qeexin Cidda dawladda Federaalku u taqaan Somaliland

Maamulka Puntland ee hadda jira saacado ayeey uga jawaabeen xafiiskii uu wasiir Jamaal ka furtay magaalada Dhahar oo aan haba yaraatee amniga Puntland wax u dhimayn ilaa hadana kama hadlin Xibiga Heritage iyo Guddiga xaaraanta ah ee Farmaajo magcaabay

https://allsanaag.com/ururka-heritage-soo-kii-reer-caynte-maaha/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*