26th July 2024  admin  Category :

Intuu xilka hayey wuxuu ka hoos ka shaqaynayey labo wasiir oo ka soo jeeda Beeshiisa, isaga oo xilkass Puntland u haya haya ayaa beesha Isaaq xil ay u magcawday isagiina waa yeelay

Agaasimihii waaxda Dalxiiska Wasaaradda warfaafinta, isgaarsiinta iyo daxliiska Puntland Cabdiraxmaan Cismaan Aw-Aadan ayaa maamulka SNM waxaa ay u magacaabay gudoomiyaha degmada Taleex ee Gobolka Sool.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*