26th July 2024  admin  Category :

Cabdiraxmaan Cabdi shakuur oo caawa marti ku ahaa Puntland Development Research Center

Waa in aannu saxnaa sawirka aan ka haysanno dawladnimada casriga ah. Ahlu- xal-wal-caqdi waa in ay u caddahay sida suuban ee ummad ku jiri karto, oo haddii heshiiskaa ummaddeed ay dawladdu ka baxdo ay dawaladda kula xisaabtami karaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*