28th March 2024  admin  Category :

Maamulka Goboleedka Hargeeysa ayaa sheegay in weeraro lagu soo qaaday dhawr jeer kuwaasoo kaga yimid dhinacaa iyo Puntland. Beesha Isaaq ayaa sheegtay in dawladdii Kacaanka ay dhib u geesatay, sidaa darteedna ay ka goosanayaan Soomaaliya inteeda kalle. Hadaba, su’aasha is weeydiinta leh waxeey tahay, haddii beesha Isaaq ay rabto ineey goostaan, maxeey ugu ekaan waayeen inta ay deggan yihiin? Maxaa goosashada ka quseeya beelaha kalle oo aan ka aheen kibir iyo damaca waalan?

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*