18th April 2024  admin  Category :

Hormuudka Jaamacadda Maakhir Prof. Caalin A. Faatax ayaa Si Diirran loogu Soo Dhoweeyey degmad Badhana  ee gobolka sanaag.

Waxa galabta si diirran loo soo dhoweeyey Prof. Caalin Axmed Faatax oo dhowaan uu madaxweynaha dawlada Puntland Mudane C/weli Maxamed Cali Gaas u magcaabay Jaamacadda Maakhir.
Maamulka heer gobol iyo heer degmo , bareyaasha iyo Ardayda Jaamacadda , maamuleyaasha dugsiyada iyo ardeyda dugsiyada sare , ururada bulshada , aqoon yahan iyo waxgarad ayaa si fiican usoo dhoweeyey , waxayna u ballan qaadeen iney isgarab taagayaan kuna faraxsan yihiin imaatinkiisa.

Sawirka Xawa Lampard.

Sawirka Xawa Lampard.

Sawirka Gobolka Sanaag.

Sawirka Gobolka Sanaag.

Sawirka Gobolka Sanaag.

Sawirka Gobolka Sanaag.

Sawirka Gobolka Sanaag.

Sawirka Gobolka Sanaag.

Sawirka Gobolka Sanaag.

Sawirka Gobolka Sanaag.

Prof. Caalin ayaa dhankiisa u mahad celiyey masuuliyiintii iyo dadweynihii soo dhoweeyey, isagoo tilmaamay in insha allah Jaamacada Maakhir noqon doonto tan ugu tayada badan Soomaaliya , tacliintana loo soo wada doonan doono .

Maalmaha soo socda ayuu odayaasha iyo waxgaradka la kulmi doonaa .
Soo dhoweyntan ayaa si farxadle oo nabad ah kusoo dhamaaday.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*