20th September 2024 admin Category :
Duufaan xoogan oo loo bixyey “One” ayaa la sheegay inay 24ka saac illa 48-saac ee soo socda kusoo wajahantahay Soomaaliya, waxaa la sheegay inay kasoo kacayso Badda Hindiya, kadibna ay duufaantu qaraacayso deegaanada Puntland weliba dhulka xeebaha ah.
Magaalada Laasqoray ee gobolka sanaag
LAASQORAY bada ayaa kacday robab iyo dabaylo ka jira awgood gadid badan wa burburay
Sanaag: Roobab ma hiigan ah ayaa laga soo sheegi deegaano kala gedisin:
1. Jiidda u dhaxaysa Ceeldaahir ilaa midigale.
2. Magaalada Carmale iyo deeganka ku hareereysan ilaa duhurkii ilaa iyo hada waa kadaya, jeexyadadana waxa maraya dad badan.
3. Ceelbuuh waxa helay hogol fiican.
4. Badhan 9: 20 Pm ayuu ka bilaabmay roob …….
Dhanka xeebta waxa jira dabaylo.
5. Sii jeedka Calmadow waxa laga soo sheegi roob mahiigan ah.
Warka aad hayso nala wadaag ..
Xeebta Laasqorey iyo galabta
Xaquuqda sawiradaMustafe Maacir
Sidoo kale Dadka Ku Safraya Jidka Qardho iyo Bossaso, fadlan ka Digtoonaada Fatahaadaha Togaga Oo ilaa Maanta Iyo Caawa sababay Dhimasho Iyo Dhaawac. Shilal ilaa 5-Gaari ah ayaa dhacay, halka ilaa 2-Gaari Oo Galabta Iyo Caawa ay la tageen. Walaalayaal Dadka halooga digo Roobabka ka da’aya
Bahda Allsanaag waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Xaaskii, caruurtii Qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Abshir Jaamac Faarax oo maanta shil gaari ugu geeriyooday Jidka u dhaxeeya Qardho iyo Boosaaso.
Marxuumaka Allah waxaan uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, , dhammaan qoyskii iyo eheladii uu ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah ka siiyo, Aammiin, Aammiin
https://weather.com/storms/hurricane/news/2018-05-17-tropical-cyclone-sagar-gulf-of-aden-yemen-somalia-djibouti