27th July 2024  admin  Category :

Masuuliyiinta Guddiga Mashruuca Waddada Ceeldahir-Ceerigabo, waxay ku wargelinayaan bahda waxbarashadda ee Puntland, iney dardargeliya an bixinta Qoondadii Wadada ee sanad waxbarashadeedka 2018/2019.

Faahfaahinta Qoondooyinkuna Waa sida tan;

1. Dugsiga Hoose/Dhexe $2
2.Dugsiga Sare $4
3. Jaamacadaha $5.

Mahadsanidin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*