17th May 2024  admin  Category :

Xildhibaankii ugu da’da weynaa, mar labaadna ka soo jeeday waqooyiga Soomaaliya ayaa ladu dilay Kawaanka Umadda Soomaaliyeed ee Muqdisho

Kooxihii  hubeysnaa  ayaa goor dhow ku dilay Muqdisho Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.

Allah ha u naxariistee Xildhibaan Cusmaan Cilmi Boqore ayaa lagu dilay meel ku dhow hoygiisa ku yaalla degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.

Raggii hubeysnaa ee dilka geystay ayaa la sheegay inay baxsadeen.

Allaha u naxariistee Xildhibaan Cusmaan Cilmi Boqore ayaa soo noqday Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaankii KMG ee lagu soo dhisay dalka Kenya, sidoo kale waxaa uu ahaa ninka ugu da’da weyn Baarlamaanka Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*