27th April 2024  admin  Category :

Mid kamid ah ganacsatada gobolka Bari oo lagu magacaabi jiray Salaad Cabdi Cukaash, oo ka so jeeda beesha Cali Jibraahiil  ayaa caawo lagu dilay magaalada Boosaaso.

Salaad oo xisaabiye u ahaa shirkad ganacsi oo lagu magacaabo Horseed ayaa lagu dilay xaafadda Raf&Raaxo ee magaalada Boosaaso gaar ahaanna nawaaxiga masjidka Cali Bin Abu-Daalib oo uu salaadda ka soo baxay.

Ma jirto weli cid weli cid loo qabtay iyo cid sheegatay midna dilka loo geystay ganacsade Salaad.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*