![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2019/02/FB_IMG_1549910518384-1.jpg)
12th February 2025 admin Category :
Mid kamid ah ganacsatada gobolka Bari oo lagu magacaabi jiray Salaad Cabdi Cukaash, oo ka so jeeda beesha Cali Jibraahiil ayaa caawo lagu dilay magaalada Boosaaso.
Salaad oo xisaabiye u ahaa shirkad ganacsi oo lagu magacaabo Horseed ayaa lagu dilay xaafadda Raf&Raaxo ee magaalada Boosaaso gaar ahaanna nawaaxiga masjidka Cali Bin Abu-Daalib oo uu salaadda ka soo baxay.
Ma jirto weli cid weli cid loo qabtay iyo cid sheegatay midna dilka loo geystay ganacsade Salaad.