29th March 2024  admin  Category :

Madaxdii Maxaakiimta Koonfurta Soomaaliya  oo hadda sheegay in Beesha Isaaq ay maalgeliyaan Alshabaab. Yuusuf Indho cade oo ka mid ahaa madaxdii maxaakiimta oo markii danbe noqday alshabaab ayaa isaga oo waraysi bixinaya waxa uu sheegay ” Nin Abeeso koriyoow adiga u aayi doona. Isaga oo ka wada been beentii Irirsamaale ee beesha Isaaq ku Awrkacsanayeen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*