26th July 2024  admin  Category :

 

Yariisoow oo shalay diidanaa in Xeebta Liido lagu caweeyo ayaa isaga oo Jabuuti ku sugan maanta `isagii ka hor niikliniya Dumar reer Jabuutiyaan ah

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir  Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa amar ku bixiyey in Makhaayadaha iyo Hoteellada ku yaalla Xeebta Liido aysan furnaan karin waxii ka dambeeya 12ka Saqda dhexe,  Duqa Muqdisho ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir marnaba uusan aqbali karin wax walba oo ka hor imaanaya Diinta Islaamka iyo Anshaxa Suuban ee Soomaaliyeed, goobtii ganacsi iyo ciddii arrintaa lagu helana laga qaadayo tallaabo sharciga waafaqsan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*