
24th February 2025 admin Category :
Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland ayaa ku dhawaaqday natiijada imtixaanka shahaadiga faslaka 4-aad ee dugsiyada sare iyo ardayda kaalmaha ugu saraysa galay.

Maryan Fuaad Warsame ( Fuaad Xanaano) , oo aad hos ka daawan doontaan ayaa ka mid ah aradada ugu dhibacaha saray natiijada Imtixaanka Dugsiyada sare ee Puntland.
ALLSANAAG.COM