28th March 2024  admin  Category :

Kismaayo Kuma hakanayno ee Nairobi Ayaan ka cashaynaynaa , Sidaa waxa yidhi Saraakiishii dawladda Federaalku u dirtay Gobolka Gedo

Gudoomiye Ku xigeenka Gedo Mucalimu ayaa isagoo dhextaagan ciidan Baladxaawo jooga waxuu yiri ” Kenya haday arbushaada naga dayn weydo waxaan ciidankeena amrayaa inay Nairobi kasoo casheeyaan”

Madaxda Maleeshiyaadka Gobolka Gedo la geeyey ayaa waxay u badan yihiin Maleeshiyaadkii walaalaha Dooxada Jubba ee uu hogaamin jiray Indha Cade oo horay iyaguna u sheegay xilligii Maxaakiimta inay Adis ababa salaada Ciidda oo maalmo ka ka harsanayd waqtigaas ay ku tukanayaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*