26th April 2024  admin  Category :

Hadaadan i  ogayn Mujaahid ayaan ahay aniguba    ” Abu dhabi ayaan joogay oo howsha Faysal Cali Koonfur ka hayey  mid la mid ah ayaan u hayey jabhaddii  SNM

https://youtu.be/XWf2ScXB4AQ

Faysal Cali waraabe iyo nac nac waa nimanka SNM u qaabilsan inay    Alshabaabka u dIraan  Soomaaliya iyo caalamka intiisa kale.  Faysal Waraabe wiil uu dhalay ayaa dhowaan  lagu dilay Syriya, Halka Nacnac oo ka soo jeeda Beesha Arab ee  Isaaq  uu adeer u ahaa  ina Godane, oo ahaa hogaamiyihii hore ee  alshabaab  iyo in badan oo maanta Soomaalida ku xasuuqaysa  Koonfurta Soomaaliya

https://youtu.be/CvqoyY5UHzo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*