8th May 2024  admin  Category :

Nabad doon caan ah oo caawa lagu dilay Gaalkacayo

Allah ha u naxariistee waxaa Caawa magaalada Gaalkacyo lagu dilay Nabadoon Cabdiqani Baalle oo katirsan waxgaradka Gaalkacyo.

Dilka oo ay geesteyn rag hubeysan ayaa ka dhacay Xaafadda Israaca ee Waqooyiga Gaalkacyo. Magaalada Gaalkacyo bilooyinkii ugu dambeeyay waxay aheyd mid dagan.

Nabad doonkan la toogtay ayaa ka soo jeeday beesha Biciidyahan ee Majeerteen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*