1st February 2023  admin  Category :

Kadib dhowr maalmood oo ay ku sugnaayeen magaalada Kismaayo guddigii Raisal Wasaarahu uu u xilsaarey inay soo qiimeeyaan deegaan doorashada labaad ee Jubbaland ee Garbahaarey ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen guddoonka gobolka Gedo ay ku qaadaceen qiimeynta guddigaas.

Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo markale ku celiyey in Garbahaarey ay tahay amni, doorashadana lagu qaban karo ayaa sheegay in aysan ku qanacsaneyn qiimeynta guddigaas, gobolkana aysan imaankarin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*