Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

23rd February 2025 admin
Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan umadda Soomaaliyeed, Beesha Dhulbahante , Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariisto Garaad Cismaan Maxamuud Mashqare oo ka mid ahaa Isimada beesha Dhulbahante oo goor dhaweyd ku geeriyoodey wadanka …

23rd February 2025 admin
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maaxmed Xuseen Rooble ayaa u hambalyeyay Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT oo shaaciyay natiijada doorashada mudaneyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11aad ee JFS ee lagu soo doortay deegaan doorashooyinka kala …

23rd February 2025 admin
Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe oo dhowaan loosoo doortay xildhibaan golaha shacabka ayaa shaaciyay in uu u taaganyahay qabashada xilka guddoomiyaha baarlamaanka 11-aad. Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in uu leeyahay khibrad iyo waayo-aragnimo la xiriirta shaqadan, …

23rd February 2025 admin
Ardayda kulliyadda Sayniska, qaybta Geology-ga Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, faraca Puntland oo safar cilmiyeed ku tegay wershadaha iyo laabka mashruuca waddada Ceeldaahir – Ceergaabo. …