Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

25th February 2025  admin  

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho ka daah furay qorshe qaran oo loogu magac daray “Soomaaliya cagaar ah.” Madaxweynaha ayaa ayaa ku beeray guriga Ummadda geed ka mid ah 10 milyan oo geed oo la sheegay in lagu …

25th February 2025  admin  

Fowsiya iyadoo isku diyaarineysa inay nuujiso gabadheeda ayaa loo sheegay in labada naasba laga jarayo Fowsiya waa hooyo heysata saddex carruuur ah, haatanna ku sugan dalka Turkiga oo ay labo sano ka hor u tagtay xanuun ka haleeyay naaska, balse …

25th February 2025  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaa naga go’an in Dhaqankeena Bulsho iyo Dowladnimo aan ku ilaalino Diinteena Suuban Ee Islaamka” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qeyb-galay xiritaanka Shirweynaha Caalamiga ah ee Culuumta Shareecadda Islaamiga ah oo maanta lagu …

25th February 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo gaaray magaalada Dhagaxbuur Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa saaka si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Dhagaxbuur ee dowlad deegaanka Soomaalida. Ra’iisul Wasaare Xamse, ayaa masuuliyiinta, …