Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

25th February 2025 admin
Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar khudbaddii uu ka jeediyay furitaanka dekedda Garacad. …

25th February 2025 admin
Wasiirka Dekadaha Cabdulaahi Axmed Ilkajiir Garacad waxaa ay ku xiran tahay Fedaraalka waxaan rajeynayaa Dekada Boosaaso in ay kusoo xiranto dowlada dhexe” …

25th February 2025 admin
Wasiirro ka tirsan xukuumadda Puntland iyo masuuliyiin kale ayaa goob joog ka noqday imaatinka markab shamiito uwada shirkadda Barwaaqo oo ku soo xirtay dekadda Garacad oo berri xafladdeeda xarigjarka la qabandoono. …

25th February 2025 admin
15 dal oo ay ku yaallaan waddooyin lagu magacaabay Soomaaliya ama Muqdisho Safarrada aan ku tago waddamada caalamka ayaa waxaan mar waliba ku arkaa waddooyin wata magaca magaalo ama waddan shisheeye. Waxaan is weydiin jiray, toloow Soomaaliya ama Muqdisho waddooyin …