Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

11th May 2025  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday xarunta Shirkadda Huawei ee dalka Shiinaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday xarunta dhexe ee Shirkadda ganacsiga Huawei ee dalka Shiinaha ayaa ku dhiirigaliyay mas’uuliyinta shirkadda sidii ay qayb uga …

11th May 2025  admin  

Maxay tahay sababta abalmarinta loo guddoonsiiyay ciidamada Nigeria ee ka howlgala Soomaaliya? Howlgalka ku meel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa abaal-marin guddoonsiisay 160-askari oo ka tirsan booliska dalka Nigeria, kuwaasi oo ku muteystay abaal-marinno sida wanaagsan …

11th May 2025  admin  

Dheymanka labaad ee ugu weyn adduunka oo laga helay dhul Afrika ku yaalla Dheymankii labaad ee ugu weynaa abid ee la helo – oo cabbirkiisu yahay 2,492-carat – ayaa laga soo saaray Botswana goob macdan ay leedahay shirkadda Canada laga …

11th May 2025  admin  

Dameerkii Soomaaliya ee laga cabsi qabay in uu dabar ga’o oo ku dhalay beer ku taalla Ingiriiska Dameer duureed asal ahaan laga helo Soomaaliya oo markii hore khatar ugu jiray in uu ka cirin tirmo dunida oo idil ayaa waxaa …