Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

11th May 2025  admin  

Michael Hammer oo ah egayga gaarka ah ee dalka Maraykanka ugu magcaaban geeska Africa ayaa fariin cad ka sheegsy isaga oo ku sugan dalka Itoobiya taas oo ahayd inaan midnimada iyo wada jirka Soomaaliya aan laga gor gortami karin Michael …

11th May 2025  admin  

Maxamed Dida: Xaggee ayuu ku dambeeyay ninkan mar u tartamay madaxtinnimada Kenya? Musharraxii hore ee madaxtinnimada Kenya Maxamed Abduba Dida ayaa la sheegay inuu ku jiro xabsi ku yaalla gobolka Illinois, ee dalka Mareykanka. Sida ay qorayaan warbaahinta gudaha ee …

11th May 2025  admin  

Mareykanka oo taageeray in Afrika xubin joogto ah laga siiyo Golaha Ammaanka Dowladda Mareykanka ayaa taageereysa qorshe laba kursi oo joogta ah looga siinayo Africa 15 xubnood ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Waxaa kaloo uu Mareykanka taageerayaa in hal …

11th May 2025  admin  

ONLF oo ka falcelisay hadal la sheegay inuu ka soo yeeray taliyaha militariga Itoobiya Ururka ONLF ayaa ka jawaabtay hadal la sheegay in uu ka soo yeeray taliyaha militariga dalka Itoobiya Birhanu Jula. Bayaan ay soo saartay ayay ku sheegtay …