Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

5th February 2025  admin  

Dawo Muuqaalka kulankii Ururka Sool, Sanaag iyo Bari SSB, ee lagu qabtay  magaalada Minneapolis ee gobolka  Minnesota ee dalka Maraykanka …

5th February 2025  admin  

Shaqsiyaad ayaa waxeey kalla sooci la’yihiin magaallo dal caasimad u ah iyo maggaalooyinka kalle ee dalka ka jira. Tusaale, dadka ku nool magaalada New York, Los Angeles, Minneoplis ama Atlanta Georgia oo dhamaan ah magaalooyin ka mid ah dalka Mareeykanka …

5th February 2025  admin  

Raiswasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi  ayaa  sheegay in Odawaa, CabdiShakuur, Fiqi iyo Mahad Salaad ayna Caasimadda Soomaaliya ka xigin Soomaalida kale. Cali Maxamed Geedi waa Ra’isulwasaarihii hore ee Soomaaliya,  oo kooxdan kor ku xusan magacyadoodu  iyo hogaamiyahoodii hore …

5th February 2025  admin  

Maxamed Cabdi Yuusuf oo ka hadlayey kullan lagaga hadlayey axsaabta mucaaradka ah ee dalka Soomaaliya laga yagleellayo ayaa si qoto dheer ugga hadlay inaan xisbi qabiil matalyaa aan horumar lagu gaareen, balse sheegay in loo baahanyahay wadaniyiin la dagaalama jawaasiista …