Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

8th May 2025  admin  

Kalluumaysatada degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag ayaa ka mahadceliyay Saxiimado iyo qalab kale oo ay gaarsiisay wasaaradda kalluumaysiga dawladda Puntland …

8th May 2025  admin  

Haddii siyaasiyiinta Ogaaden heshiiyaan, maxaa Plan B u ahaa Villa Wardhiigleey? Degaan hoos taga degmada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa waxa ku dagaalamaya Beelo walaalo ah, xigto iyo xidid ah oo qarniyo, si walaaltinimo ah u wada deganaa Jubbaland. …

8th May 2025  admin  

Madaxda Carbeed iyo Warbaahinta Caalamka ayaa ka tacsiyadeeyeey Geeridii Xiddigii Soomaliyeed Allah ha u naxaristee, Wasiirka warfafinta Soomaaliya Maareeye iyo wasiirka ciyaaraha Soomaaliya Khadiijo Diiriye ayaa iyagu ka aamusay …

8th May 2025  admin  

ABIY IYO FARMAAJO HAWL-GALLADOODA WAA DHICISOOBAYAAN! Nin ragga ku dhow-dhow Madax-weyne Farmaajo ka mid ah baa waxaa layga sheegay inuu yiri; lacagtii Qadar waa shaqaysay haddiiba uu maanta Faarax Macallin ku xigeenkii hore ee Af-hayeenkii  baarlamaankii Kenya (2008-2013) uu maanta …