Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

13th May 2025 admin
Saalax Doonyaale iyo barnaamijkii Wacyigalinta Covid-19, oo uu uga hadlayo sida ay shaqaalaha/xoogsatada ay taageero dhaqaale u heli karaan! …

13th May 2025 admin
Bulshada ku nool deegaanka Cawsane ee gobolka Sanaag oo si iskutashi ah ku dhistay xarumo caafimaad, waxbarasho iyo saldhigga deegaanka ayaa dawladda Puntland ka codsaday in laga taageero baahiyaha asaasiga ah. …

13th May 2025 admin
Degaanka u dhaxeeya Badhan iyo Hdaaftimo ee uu ku aasan yahay Allah ha u naxariistee Sheekh Daarood Ismaaciil. Waa jidka Ceel Daahir ee Ceerigaabo. ALLSANAAG.COM, NEWS@ALLSANAAG.COM …

13th May 2025 admin
Xildhibaan Fartaag oo xaiijiyey in madaxweyne Farmaajo uu Maleeshiyo beeleed u samaystay, si uu ula dagaalami lahaa Jubbland Senetor Fartaag: “Kismaayo way deggan tahay, waana nabad, dhib kuma dhacayo, dhibku wuxuu ku dhacayaa reer Gedo iyageeyna u taallaa” ALLSANAAG.COM, NEWS@ALLSANAAG.COM…