Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

11th April 2025 admin
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta loo soo bandhigay qorshaha iyo naqshada Isbitaalka ugu weyn Puntland oo laga hirgelinayo Garoowe, iyadoo wafdi uu hooggaaminayo Wasiirka Caafimaadka Siciid Jaamac Qorsheel uuna qeyb ka yahay Guddoomiyaha Degmada Garoowe Cabdulqaadir …

11th April 2025 admin
Amarkii hogaamiyaha SNM Ciro siiyey Maleeshiyaadkiisa ayaa saaka ka bilowday degmada Ceerigaabo ee Xarunta gobolka Sanaag. Askarta SNM ee ka soo wada jeeda beesha Isaaq intaan lagu amrin Inay bililiqaystan guryaha beelaha Harti ee magaalada Ceerigaabo, waa kuwii horay suuqyada …

11th April 2025 admin
Goobe oo wasiirka dumarka ahaa, oo xilkan aad u j jeclaaLana qabsan waayey ayaa xilkii laga bedelay. Muqdisho, Axad, 22 Diseembar 2024: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabis iyo isku-shaandhayn ku sameeyay qaar …

11th April 2025 admin
Arin aan Soomaaliya aan horay loogu arag oo ka baxsan dhaqanka Soomaalida iyo Diinta Islaamka ayaa lagu arkay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, Dhacdadan foosha xun ee aan horay Soomaaliya uga dhicinh ee ah in haween ka tirsan maamulka …