Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

26th December 2024  admin  

Aqoonyahanada dalka Singabuur (Singapore) ayaa waxeey ka fakarayaan 40ka sanno ee soo socota iyo sidii loogu diyaarin lahaa nolol wannaagsan dadka dalkaas. Caqabadaha ugu weeyn ee dalkaas heestaa ayaa waxaa ka mid ah dhulka oo ku yar iyo sidii deeggaan …

26th December 2024  admin  

Daawo maalintii madaxweyne Faroole ku wareejiyey hogaanka Puntland madaxweyne Gaas, ay ahaayeen jidkii uu mari jiray xafiiskiisa,  iskaba  daa inuu Puntland inteeda jkale wax u qabtee. Sida  muuqaalka  hoose ka muuqata  madaxweyne Gaaso waxa badan ayuu u qabtay, gaddii la …

26th December 2024  admin  

Haddii aad wax dooneeyso welligaa waxaa la raadshaa wax suurtagal noqon kara, xallaalna ah oo illaahayna uu raali ka yahay, laakiin wax aan kuu shaqeeyneen haddii aad waqtiga isagga lumiso waxaa kaa lumaya waqtiga adduun iyo camalka aakhiro. Hadaba, beesha …

26th December 2024  admin  

Barnaamijka Fagaaraha ee SBS oo lagu eegay arrimaha ku taxaluqa musuqmaasuqa ka jira dalka Soomaaliya, gaar ahaana deegaanada Puntland. https://youtu.be/DPg4QiBHtAg Allsanaag.com…