Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

15th May 2025 admin
Afhayeenka Ciidammada Booliska Jubbaland ayaa ka warbixiyay qarixii maanta lala eegtay gaari ay saarnaayeen ciyaartoyda mid kamid ah kooxaha heerka koowaad ee horyaalka Jubbaland. …

15th May 2025 admin
Deni, oo maanta Daah-furay shirweynaha horumarinta waxbarashada Puntland Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Daah-furay shirweynaha horumarinta waxbarashada Puntland oo socon doona muddo saddex maalmood ah. Madaxweynaha ayaa goobjoog ka noqday warbixinta Wasaaradda Waxbarashada soo bandhigtay oo …

15th May 2025 admin
Isimada Warsangeli oo si adag ug hadly kursiga Aqalka sare ee la doonayo in lagu bililiqaysto magaca “REERWAQOOYI” Isimada Puntland Jiif Caaqil Cabdiqani Jiif Caaqil Maxamed Qoobey, Farmaajow 4tii sano waxaa lagaa fujin waayay Gobolkaagii Gedo adigoo madaxwayne Soomaaliyeed la …

15th May 2025 admin
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyadoo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 18-aad ee Kalfadhiga 48-aad. Fadhiga maanta waxaa soo xaadiray 38 …