Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

16th May 2025  admin  

Markii Ra’iisal Wasaare Rooble loo magacaabay in uu hoggaamiyo arrimaha doorashada iyo amniga doorashada, ma jirin khillaaf u dhaxeeyey isaga iyo madaxweeynaha, balse haddeer maadaama uu noqday qof garab saar la leh qaar ka mid ah musharixiinta su’aal waxeey ka …

16th May 2025  admin  

Madaxda wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka cimilada DPL ayaa maanta magaalada Garoowe ee caasimada dawlada Puntland kusoo dhaweeyey wafti heer wasiir ah oo kasocday wasaarada Deegaanka iyo Dalxiiska Dawlad goboleedka Jubaland. Waftigaan kasocda Jubaland waxaa hogaaminayey Wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo …

16th May 2025  admin  

Dekedda magaaladda Bosaaso ayaa laga soo dajiyay warshadda dhalisa Ogsijiinta si loola dacaalao dadka uso riday cudurka covid19 iyo xaaladaha kale ee u baahan ogsijiinta.Mohamod Yusuf Camir …

16th May 2025  admin  

Ra’iisal Wasaare Rooble ayaa mar hore waxa uu heshiis la gallay musharixiinta fadhigoodu yahay Muqdisho, maamulada Jubaland iyo Puntland, wadamada Imaaraadka, dalka Keenya iyo dalal kalle. Dhammaan wadamadaas iyo shaqsiyaadka musharixiinta ah dhammaantood waxeey ka siman yihiin in doorasho aysan …