27th July 2024  admin  Category :

Waxaa doorashadii ka dhacday magaalada Baydhabo lagu doortay madaxweeyne cusub oo ay yeelan doonaan maamulka Koonfur Galbeed. Shaqsiga guuleeystay ayaa waxaa keensaday dawladda federaalka oo ay hoggaamiyaan Farmaajo iyo Kheeyre, isagoona la soo siiyey lacagtii doorashada uu ku gelli lahaa iyo ciidan.

Sidoo kalle, horrey ayaa xildhibaanada Koonfur Galbeed waxaa la geeyay magaalada Muqdisho, iyaga oo loo soo qeeybiyey lacag si ay u doortaan shaqsiga maanta la doortay ee loo yaqaan Laftagareen. Hadaba, Shaqsi musuqmaasuq ku yimid muxuu ku soo siyaadin doonaa deeggaanada Koonfur Galbeed.

https://youtu.be/x0TBT57xExE

Allsanaag.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*