24th November 2024 admin Category :
Dawladda Farmaajo oo ka jawaabtay dhaartii ay Siyaasiyiinta beesha Mudulood hawada u mariyeen maalmo ka hor. Fariinta ka timid madaxweyne Farmaajo waxa gaarsiiyey Wasiiradiisa Goodax iyo Maareeye, waxayna balan qaadeen inay Mashaariic badan ay ka hirgelin doonaan degaanada Mudulood