16th April 2024  admin  Category :

Qof kasta oo Muqdisho ku dhintay Xanuunka Coronavirus ayuu u dhintay.

Dawladda Soomaaliya ee xarunteedu tahay Villa Wardhiigleey, ayaa hadda waxay wareegayaan Qabuuraha Muqdisho, iyagoo qof kasta oo Muqdisho ku dhintay , oo markiisii horeba waayey daryeel caafimaad waayey soo qoraya magacyadooda . Sida uu sheegay Wasiirka wasaaradda warfaafinta dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdi Maxamed Xayir (Maareeye) , “dadka Muqdisho ku dhimanaya dhamaantood waxa dilay Coronavirus”.

Waxa jira dad si caadi ah ugu dhintay guryahooda ,oo aan cisbitaal la gayn sababo dhaqaale awgeed, dadkaas iyaga oo aan la baarin ayaa lagu sheegayaa inay u dhinteen Coronavirus. Waana laga been sheegayaa dhimashadooda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*