23rd October 2024  admin  Category :

Haddii  Gurigaaga aad leedahay  dad lagu dilo. Qofka ugu  horeeya ee  Booliisku su’aalaha  waydiinayaa ku saabsan dilka  waa ninka guriga  iska  leh   . Muqdisho 500,000 oo qof oo  Soomaaliyeed ayaa Isir nacayb iyo beesha ay ka soo jeedaan  loogu dilay. Hadaba soo lama gaarin xilligii lala  xisaabtami lahaa  nimanka maalin iyo habeen Warbaahinta la hortaagan Muqdisho anagaa leh.  Waxay ka og yihiin dilkii iyo kufsigii  guriga ay sheeganayaan ee  Muqdisho ka dhacay 1991. Dadka aad hoos ku arki doontaa waa dhalinyaraddii Muqdisho ee 1991iyo USC

https://youtu.be/9vhnWNWwEP4

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*