21st January 2026 admin Category :
Hadal-Jeedinta Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dimuqraadiyada Dawladda Puntland Mudane C/raxmaan Khallif Faarax Ee munaasibada Furitaanka Kalfadhiga 2-aad ee Golaha Deegaanka Degmada Waaciye ee Gobolka Karkaar







