16th April 2024  admin  Category :

Mudaharaadyo Laascaanood Ka Socda, Dhaawacyo iyo Xarig loo geystay dadka deegaanka.

Ugu yaraan 8-qof ayaa ku dhaawacmay Mudaharaad xoogan oo maanta ka dhacay magaalada Laascaanod, halka la gubay gaadiid ay leeyihiin maleeshiyaad laga keenay Hargeysa oo shacabka rasaas ku furay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*