26th July 2024  admin  Category :

Kulankii 3aad oo u dhaxeeyaSiyaasiyiinta Haway Mucaarad iyo muxaafid ayaa ka furmay Muqdisho.

Shirka waxaa markan ku soo biiray Madaxweynaha Hirshabelle, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Mas’uuliyiin kale.

Siyaasiyiinta Caawa shiraya ayaa maalinta sabtidana u balansan Banaan bax ka dhan ah dawladd Farmaajo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*