![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2021/09/download-16.jpg)
8th February 2025 admin Category :
Puntland iyo Mowqifka madaxda sare ee dawladda federaalka
Puntland “Ra’isal Wasaaraha ayaa u wici kara qabashada shirka Golaha Wadatashiga Qaranka, Kan Dawlad Goboleedyadu waa ka duwan yahay waana Dastuuri,”
Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Mohamed Dhabancad ayaa Radiyo Daljir u faahfaahiyey Shirka Garoowe lagu qabanayo & Warsaxaafadeedka Dawladaha xubnaha ka ah Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya.