18th October 2024  admin  Category :

Puntlandes Shahaado sharaf la siiyey

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa abaal marinadii ay mutaysteen guddoonsiiyey dadkii ka shaqeeyey munaasabaddii kowda Ogos oo ka dhacday qasriga madaxtooyada Puntland ee Garoowe

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*