26th July 2024  admin  Category :

Madaxweyne Deni oo howl geliyey Saraakiishii Qaranka Soomaaliyeed hogaamin jirtay kuwoodii darajoodhanka uGu sareeya Ciidanka ka gaaray.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Den, ayaa howal-galiyay Khuburo Ciidan Oo Dalka Soomaaliya ka gaaray meel-sare, Si loo dhiso Ciidan Puntland ah Oo Astaan Ciidan leh.

Saraakiishan loogu yeeray Puntland ayaa waxa ka maqan Jeneral Cabdulaahi ilko jiir, oo isagu sida ilo lagu kalsoon yahay noo sheegeen cududaartay howlo isaga u gaar ah.

Saraakiishan dhisaya ciidkanka Puntland ayaa waxa ka mid ah

Sareeye-Gaas Janaraal Maxamed aadan Buud.
Sareeye Guuto Janaraal, Maxamed Cali Abokor
Sareeye Gaas Maxamed Siciid Xirsi Moorgan
Sareeye Guuto, Axmed Maxamed Sheekh.
Janaraal Saalax Faatax ( Salaax Liif )

Sareeye-Gaas, Maxamed Aadan Buud, Taliyihii hore Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya.

Sareeye-Gaas, Janaraal Maxamed Siciid Xirsi Moorgan, Wasiirkii Gaashaandiga Soomaaliya.

Sareeye Guud, Janaraal Maxamed, Cali Abokor, Taliye Qeyb.

Janaraal Axmed, Maxamed Sheekh, Taliye Saad

Janaraal Saalax Liif, Taliye Saad.

Haddii Anan Dhulkaygow


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*