27th July 2024  admin  Category :

Mooshinkii Qaswadayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo fashilmaya, ka dib markii ay ka bateen xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo  doonaya in la soo celiyo sumcaddii iyo sharaftii umaddii Soomaaliyeed

Kulankii Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ee lagu waday in looga hadlo arrinta C/kariin Qalbi Dhagax ayaa kooram la’aan u baaqday, kaddib markii tiradii loogu tala galay inuu ku furmo kulanka ay soo xaadiri waayeen.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ku dhawaaqay in kulanka uu baaqday, isla markaana uu kooramka uu buuxsami waayay.

Guddoomiye Jawaari ayaa aad uga carooday in kulanka uu kooram la’aan u furmi waayo, waxaana uu digniin u diray Xildhibaanada xarunta yimid ee aan saxiixin buugga diiwaanka.

https://youtu.be/z12uI7ko-PQ

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*