20th September 2024  admin  Category :

Mooryaantii magaca Mucaaradka ku qaraaban jirtay  ayaa maantana   ku been abuurtay Siciid Qorsheel oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee jecel in la helo Qaran Soomaaliyeed

Ka hor  intaan madaxweyne Farmaajo madaxweyne noqon waa Mudan Siciid Qorsheel oo ka hadlaya  sidii loo heli lahaa doorasho xor sidii Qaranka Soomaaliyeed lugihiisa ugu istaagi lahaa

https://allsanaag.com/daawo-siciid-qorsheel-gudoomiyaha-doorashada-ee-heer-faderal-oo-shir-jaraaid-ku-qabtay-garowe-gudiga-doorashada-dadban-ee-puntland/

Qorshell oo ka adlaya doorashada soo socota

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*