16th March 2026 admin Category :
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarigga ka jaray wejiga koowaad ee caratuurka wadada Ceeldaahir- Ceerigaabo, isla markaana dhagax dhigay wejiga labaad ee laami saaridda waddada.