20th September 2024  admin  Category :

Sahro iyo Biixi ayaa mujaahideen ah Caruurtayada Imtixaan looga dhigi maayo

Taliska Booliska ee Gobolka sanaag iyo Masuuliyiinta Degmada Badhan Ayaa Digniin Udiray Qaar kamid ah Dugsiyada Waxbarashada Ee Gobolka Sanaag oo ay Sheegeen in ay ku Howlanyihiin in ay Soo Geliyaan Gobolka imtixaanta Maamulka Soomaali diidka ee Somaliland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*