7th September 2024  admin  Category :

God soo dumay ayaa waxa ku dhintay hal Qof, mid kalena waa ku dhaawacmay degaanka Milxo oo ah meesha Dahabka laga qoto ee Buuraha Calmadow.

Faysal, oo ka soo jeeda beesha Oramada ee dalka Itoobiya ayaa ku geeriyoooday godka soo dumay.

Tobonkii maalmood ee ugu danbaysay degaanada Milxo sadex qof waa lagu dilay, afarna waa dhaawac. Waa meel aan maamul iyo kala danbayn lahayn, ayna ku badan tahay waxyaabaha maskaxda dooriya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*