26th April 2024  admin  Category :

Degaanka Hirshabeele waxa lagu yimaadaa Diyaarad, m laha Garoon iyo deked ay canshuur ku qaadaan, inta badan madaxda loo magcaabaa Muqdisho ayeey ku nool yihiin. Caawa ayaa loo magcaabay maamulkaas 27 wasiir, 27 wasiir ku xigeen iyo 27 wasiiro dawladeed

Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa magacaabay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 81 xubnood oo isugu jira 27 Wasiir, 27 Wasiir Kuxigeen iyo 27 Wasiiru Dowle.

Magacaabidda Golaha Wasiirada Hirshabelle ayaa qaadatay muddo labo sano ah, tan iyo markii Madaxweyne Cali Guudlaawe la doortay dhammaadkii sanadkii 2020. Waxaana muddadaas shaqeynayay Wasiiradii Maamulkii Madaxweyne Waare iyo xubno kooban oo isku shaandheyn lagu sameeyay.

madaxweynaha hirshabelle oo laba sano kadib magacaabay golihiisa wasiiradda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*