19th May 2024  admin  Category :

Maamulka SNM oo xoolo dhaqato reer Sool ah Miinooyin ugu aasay degaankooda si ay uga barakiciyaan oo Isaaq u soo dego degaanadaas

Dhaawacyada 4 Caruura Oo Ku Soo Dhaawacmay Qaraxmiino Ayaa Lasoo Gaadhsiiyay Cisbitaalka Manhal ee Magaalada Laascaanood.

Caruurta Ayaa Markii Miinadu Ku Qaraxday Waxay la Joogeen Adhi,

Miinada Caruurta Ku Qaraxday Ayaa Maamulka SNM Dhulka Ku Aaseen .

Meesha Miinadu Hada Ka Dhacay, Afar Qof Oo Hore Ayaa Sidaan Oo Kale Ugu Dhintay Oo Miino Kula Kacday.

Beesha Dhulbahante ayaa lagu hayaan duulan dhinac walba ah , Mid Dhulkisii Xoog Looga Qaado Oo la Barakiciyo, Mid Maxkamadaha Caaalmka Laga Dacwweeyo, Mid Qaraxyo Dhulka Loogu Aaso iyo mid Guri Hargaysa ku yaal lagu xirto oo la yiraahdo 18 may ayuu ka soo hor jeedaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*