30th November 2024 admin Category :
Maamulka Hargeeysa ayaa ka cabanaya Dawaladda Federaalka ee Soomaaliya, cabashadan ayaa ku taxaluqda arrimaha xajka. Maamulka Hargeeysa ayaa sheegay in meel kasta isbaaro looga dhigtay oo xittaa xajkii loo diiday ineey tagaan.