28th March 2024  admin  Category :

Mucaaradka ugu badan ee madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, waa Koox hal beel ka soo wada jeeda  oo dhamaantood madax sare ka ahaa Dawladdi Xasan Culusoow sida Wasiirul dawlihii madaxtooyada Soomaaliya Mahad Salaad.

Kooxdan sida qabyaaladaysan madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xilka ugu wada magcaabay, ayaa Xasan Culusoow  waxa uu ahaa gudoomiyahooda Hawiye Action Group HAG  laga soo bilaabo 1991. Marna dhalinyaradani ma diidin   amar Mooryaanimo  uu siiyey Gudoomiyahooda Culusoow ,

Hadaba su’aasha is waydiinta mudan ayaa waxay tahay : Waa maxay sababta uu Gudoomiye Culusoow uuna hal marna inta uu warbaahinta soo hor istaago ugu sheegi waayey dhalinyaradiisa  inay la shaqeeyaan dawladda Maanta dalka ka jirta. Jawaabta waxaad ku arki doontaa maqaalka hoose oo aanu bilo ka hor qornay

 

Image may contain: 3 people, people smiling, people sitting and indoor

https://allsanaag.com/awoodii-madaxweyne-farmaajo-oo-la-wiiqay/

https://allsanaag.com/1991-ayaa-loo-noqonayaa/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*